Faahfaahin: Dad shacab ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada hoose

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax Khasaare geystay oo saacado ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose. Qaraxan oo ka dhashay miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa uu haleelay gaari nooca raaxada ah oo marayay degaanka Birta-dheer oo ku duleedka ah Magaalada Kismaayo. Gaariga uu qaraxu qabsaday ayaa waxaa la socday dad shacab ah … Continue reading Faahfaahin: Dad shacab ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Jubbada hoose